X

Culimada Ahlu Sunna ee Awdal oo cambaareeyay masaajid lagala wareegay oo madhabta Sucuudiga lagu wareejay

Culimada gobolka Awdal ee Ahlu sunna oo lagu yaqaaano NABAD ayaa ka cambaareeyay masaajid ku yaala Berbera oo wasiirka diinta Somaliland oo aaminsan madhabta Sucuudiga uu ka xukumay masaajid at waligoodba gacanta ku hayeen.



Maxamed uusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.