X

Culimada Koofurta Somaliya oo war ka soo saaray dagaalka Muuse Biixi ku qaadey Tukaraq

Culimada Koofurta Somaliya ayaa war ka soo saaray dagaalka Muuse Biixi ku qaadey tuulada Tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo uu ku andacoonayo in uu gaarayo xuduud Ingiriiskuku yiri ilaali.



Wararkii u dambeeyay ee goobtaas ayaa sheegaya in labada ciidan is hor fahiyaan oo xaalada qarxi karto xilli kasta. Labada maamul ayaa u dagalamaya Cabdi Bille farabadan.



War ka soo baxay culimada ayaa u qornaa sida hoos ku qoran

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sEx4ijVnlo8[/embedyt]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.