X

Culimada Somaliland oo joojiyay sharci xaaraana oo cod loo qaadayay: ARAG buuqa

Buuq iyo sawaxan iyo is dhegeysi la,aan ayaa ka dhacay golaha maamulka Siilaanyo halkaas oo fursad la siin waayay in la akhriyo qodobo ay soo saareen culimada Somaliland oo diidey in la meelmariyo sharciga bangiyada oo RIBA ku dhisan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.