X

Culimada wanaag farista oo badhasaabka Awdal ku helay diin cayga

Culimada wanaag farista ee gobolka Awdal ayaa si cad ugu helay badhasaabka Awdal oo hadda baxsad Ku jooga Hargeysa inuu diinta caayay. Badhasaabka oo hadda Ka toobad keenay ayaa waxa la saftey Muuse Biixi oo ay isku iufo yihiin.


Culimada oo bayaan kooban ka soo saartey markhaatiga loo hayo arintan ayaa sheegay inay ku cadahay diin caygu, warbixintoodiina ay u gudbiyeen Isla Muuse Biixi oo hore ula saftey.


“Waa nasiib daro marka xaakimku yahay Isla kii taageeray diin cayga, waxaanad is weydiin kartaa halkuu ka dhacay wasiirkii Muuse Biixi ee arimaha diinta u qaabilsanaa ayuu yiri Xuseen Warsame oo Hargeysa jooga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS



admin:

This website uses cookies.