X

Cuqaal iyo waxgarad taageeray in reer Awdal lahaadaan boqolkiiba 40 golaha wakiilada

Salaadiinta reer Awdal ayaa sheegay cadadka ay ku qancayaan golaha wakiilada kaas oo ah boqolkiiba 40. Go’aankaas ayaa waxa taageeray cuqaal iyo waxgarad oo sheegay in la’aantiis ayna ka mid ahaan doonin maamulka Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.