Cuqaal ka tirsan beelaha Maxadcase (Samaroon) ayaa jawaab siiyay cuqaal ka tirsan beelaha Ciise oo sheegtay dhul Samaroon oo ka tirsan Lughaya loona yaqaan Faqi-aadan. Cuqaasha Ciise ayaa saxaafada u sheegay in dadkii ay wada deganaayeen ayna ahayn dadka ku haysta dhulka oo inta badan beero.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS