Boorama–Shirkii beelaha Samaroon ku qabsadeen Geb ee inta badan fashilka ku dhamaaday ayaa waxa ka qaybgalay cuqaal ka socota beesha dhexe oo qaarkood sheegay in qodobadu iyaga khuseeyaan lama garankaro in ay tahay ku dheeldheel.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS Nagala soo xiriira araabimedia@gmail.com