X

Cuqaasha beelweynta Makaahiil (Samaroon) oo si adag uga hadley dilkii saraakiisha reer Awdal

Cuqaasha beelweynta Makaahiil (Samaroon) ayaa si adag uga hadley xasuuqa lagula kacay saraakiishii reer Awdal ee Sool iyo Sanaag u joogey inay kala dhex galaan beelaha Isaaqa ee halkaa isku cunaya. Saraakiishan ayaa lagu diley shirqool hal beel soo abaabushey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.