Boorama 09 Dec 2014–Cuqaasha beesha Habarcafaan oo uu ka maqan yahay suldaankoodii ayaa taageeray hawlgalada Siilaanyo ka wado Awdal iyo ciidanka uu ku khalkhal galiyay shacabka Quljeed. Cuqaashan ayaa sheegay inay Siilaanyo uga dabafadhiyaan amniga gobolka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM