X

Cuqaasha Lughaya oo sheegay halka ay ku xiran yihiin ragii gaystey weerarkii Sabawanaag

Cuqaasha gobolka Awdal gaar ahaan Lughaya ayaa sheegay in la hayo ragii weerarka gaystey ayna ku xiran yihiin isla Gardadar oo ka tirsan gobolka Awdal. Waxay sheegeen in Hargeysa ku xigto diiwaangelinta hadaan wax laga qaban ay talaabo qaadi doonan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.