X

Cuqaasha Maxadcase iyo Habarcafaan (Samaroon) oo si toosa u magacaabin Suldaan Wabar

Salaadiinta beelaha Maxadcase iyo Habarcafaan (Samaroon) oo saxaafada la hadley ayaa ka gaabsaday inay magacaabaan Suldaan Wabar oo halgan toosa kula jira sidii uu soo galootiga Hargeysa ka yimi ugu celin lahaaa gobolkooda. Waxa ka maqan Suldaan Abshir oo ah suldaanka ugu muhiimsan odayadan hadlaaya.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.