X

Cuqaasha Samaroon ee Gabiley oo loo diiday in shir qabtaan iyo cabasho ay soo gudbiyeen+MUUQAAL

Gabiley–Cuqaasha Gabiley ee beelaha Samaroon oo loo diiday in ay shir jaraaid qabtaan, waxayna sheegeen in gudoomiye ku xigeenka Gabiley u diiday in ay hadlaan. Cuqaasha ayaa sidii caadiga ahayd cabasho u diray isla kuwa ay ka cabanayaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.