X

C/waaxid Qalinle oo ka tirsan ururka Gurmad oo ka digey mashruucyadan 2016 ama 2020

C/waaxid Sh Cismaan Qalinle oo ah aqoonyahan reer Awdala ayaa ka digey mashruucyadan lagu shaqaysanayo ee ay ka mid yihiin mashruuca 2016 iyo mid kale oo uu sheegay in uu noqon doono 2020 oo Somalia kolba muddo loo qabanayo. Ururka GURMAD ayaa iyagu ah urur ay ku jiraan aqoonyahano badan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.