Muqdisho–Wasiirka arimaha dibedda Maraykanka ayaa la filayaa inuu Muqdisho yimaado oo uu la kulmo madaxda Somalida oo ay ku jiraan madaxweynaha Puntland iyo horjoogaha maamulka Juba Axmed Madoobe. Warkan oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaan si rasmi ah loo xaqiijin.
Maraykanka ayaa qayb weyn ka ah xoreynta dalka looga saarayo xagjiriinta ku qadhaabta diinteenas suuban.
Lama sheegin in wasiirku iman doono Somaliya waxase la ogyahay mar haduu joogo in aanu ka leexan doonin in uu yimaadfo Muqdisho si uu ula kulmo madaxda dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM