X

C/wali Gaas oo sii xumeeyay xiriirka uu la leeyahay dawlada dhexe isagoo ka casilay xubin u qaabilsanayd dastuurka+MUUQAAL

Gaalkacayo–C/wali Gaas ayaa sii xumeeyay xiriirka uu la leeyahay dawlada dhexe isagoo ka casilay xubin ugu jirtey dib u eegista dastuurka dhoodhoob ay Puntland qaybta weyn ku leedahay kuna darsatay arimno aan cidkale ku raacin. Marcwo Caasha Geelle ayaa sheegtay in siyaasada jirta ay keentay in ay is casisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.