C/weli Gaas ayaa gurmad ku diyaariyay Boosaaso guddina u magacaabay xasuuqii Muqdisho. Madaxweynaha Puntland oo ka Hadley xasuuqii lagu diley dad ku dhow sadex boqol mid aan hore loo arag.
Dardaarankeygu waa in caddowgaasi u soo jeestay umadda xasuuqaya loo midoobo inta aysan dad danbe naga leynin..dhib kalena geysan” ayuu yiri Madaxweyne Gaas.
Hoos ka dhegeyso
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS