X

C/welli Gaas oo is waydiiyay ujeedada xildhibaano Kiiniya ku shirey oo mucaaradsan dawlada yaase biilaya

C/welli Gaas ayaa is waydiiyay ujeedada xildhibaano Kiiniya ku shirey oo la sheegay in ay mucaarad ku yihiin dawlada Farmaajo ee sadexda bilood jirta. Kooxdan halkaas tagtey ayaa la sheegayaa in ay maalgelinayaan dawladaha raba in Somaliya lugaheeda ku istaagin.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.