C/welli Gaas oo ka hadlay waxa dawladu ka ogtahay heshiiska Carabta iyo dekedda Boosaaso: MAQAL
C/welli Gaas oo ka hadlay waxa dawladu ka ogtahay heshiiska Carabta iyo dekedda Boosaaso oo Puntland rabto in ay ku wareejiso xilli dadku ka qaylinayaan Carabtan u soo jeedsatay kheyraadkeena.