X

C/welli Gaas oo ku kacay arin inta badan laga isticmaalo maamulka Hargeysa

Maamul goboleedka Puntland ee uu hogaamiye C/welli Gaas ayaa saxaafada Puntland ku qosleen kadib markii uu warqad ka soo saaray xafiiskiisa uu ku sheegay in uu safiir u magacaabay Itoobiya.

Saxaafada iyo dadka Somaliyeed ayaa is waydiinaya cida uu safiirkani matali doono maadaama Somaliya leedahay safiir Itoobiya aqoonsan tahay oo fadhiya Addis ababa.

Somaliya ayaa ogolaatey in qunsulo Itoobiyaana ay tagaan maamul jufeedyada Hargeysa iyo Garoowe. C/welli Gaas oo diidan xukunka madaxweyne ee Hawiye ayaa ku dhici la in uu yiraa waan go’ay.

Magacaabista Sureer Abshir Muuse ayaa noqonaysa mid C/welli Gaas kula tartamayo beesha Isaaq iyo Hawiye.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.