Dagaal xoogan ayaa dhexmaray argagixisada shabaab e Koofurta Somaliya iyo ciidanka xooga dalka ee gobolka Bay. Dagaalka aya keenay in guryo gubtaan qaasatan kuwii argagixisadu dabada ka gashay.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal Xooggan oo ciidanka dowladda Soomaaliya ku qadeen argagixisada Koofurta Somaliya dagaalkan o ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay.
Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay dadka ka badan 10 qof sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Dagaalka ayaa yimid ka dib markii argagixiso fuley ah ay ku dhuunteen guryaha dadka halkaana ka soo toogteen ciidanka xooga dalka oo u socdey in ay wadoooyinka furaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS