X

Daawo barnaamij cusub oo aad u xiiso badan ay inoo daadihiso Hodan Naaleeye iyo shaah iyo sheeko

Barnaamijyada ay soo bandhigto Hodan Naaleeye oo mulkiilaha Integration tv ayaa doorkan lagu sameeyay Turkiga halkaas oo ay joogaan Somali badan oo waxbarasho iyo arimo kale u jooga. Heesta barnaamjika lagu furey ayaa ah hees lagu foorjeynayo (dacaayadeynayno) wiilasha Soomalida.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.