X

Daawo ciidanka amniga oo qabtey lacag 10 milyan oo Uhuru soo direy

Laamaha amniga siiba qaybta Hamarcad ayaa dhexda u galay lacag dhan 10 milyan oo ka timi Uhuru oo loogu talogalay qaska doorashada iyo kala iibsashada laamaha dawlada. ā€¯Lacagtan waxa loogu talogalay inuu lagu huriyo ama hubeeyo maleeshiyo amniga wax u dhinta ayuu yiri Cali Calasow.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.