X

Daawo hadalkii uu madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye ka jeediyay xafladii dib loogu doortey

Madaxweynaha Awdalstate Prof Cabdisamad Nageeye ayaa khudbad ka jeediyay xaflad xalay dib loogu doortey magaalada London. Prof Nageeye ayaa kaligii u sharaxnaa sidiina lagu caleemo saaray.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.