X

Daawo hooyadii aqalku ku dumey Boorama oo qoyskeeda la gaarsiiyay gargaar ay soo direen muxsiniin

Maalin dhaweyd ayay ahayd markii la daawadey hooyo aqalkale ku soo dumey magaalada Boorama kadib roobab laxaadleh oo ka da’ay magaalada. Hooyada oo lugaha dhaawac weyni ka soo gaaray ayaa loo qaaday isbitaal xayaad. Dhacdadaa kadib ayaa muxsiniin ka xumaadeen waxayna u direen gargaar qoyska.

Abdirashiid Rashka

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.