X

Daawo laba muuqaal oo laga soo duubey shirkii Samaroon ee ka dhacay dooxada Geb iyo qodobada oo laga akhriyay

Boorama–Araabinews–Shirkii uga socday dooxada Geb beelaha Samaroon ayaa shalay la soo xidhay waxase ka soo baxay qodobo aan cusbeyn oo dadka badankiisu is waydiiyeen ujeedada shirkan fashilmey. Shirkan ayaa fashilmey lamana odhan karo wuxuu ahaa shir laga baaraandegay oo laga soo saaray ajenda xora.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.