Fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar ayaa habeen hore qabsaday Muqdisho iyadoo shacabka magaalada ay aad u sugayeen. Nimcaan Hilaac oo ka tagey Hargeysa iyo Fartuun Cumar oo ka timi Minasota ayaa goobta ka qaadey heesahooda kuwa loogu jecelyahay iyo waliba heeso ay la qaadeen dhalinta fanka ku cusub.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM