Qudbadii madaxweyne Farmaajo u jeediyay Koofurta Suudaan ee ku soo faqay ujeedada horjoogeyaasha qaar ka mida gobolada gaar ahaan sadexda horjooge ee Gaas, Axmed Madoobe iyo Shariif Sakiin oo doorasho ku jira. Waxa hore looga takhalusey Xaaf.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=alf93JRSI2k[/embedyt]
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS