Degmada ARAABI ayaa in muddo ahba waxa haysta biyo la’aan ay ugu wacan tahay maamulka Dambal oo aan marnaba isku dayin inuu ka xaqabtiro baahida ugu muhiimsan e degmada iyo kuwa hareeraysan haysata, Deegaankan oo hodana ayaa waxa la fadhiistey maamulka degmada. Waxay ku dhawaaqayeen ”nin ARAABI biyo la dhigey ma siyaasigeena.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS