X

Daawo sida loo galay ciidankii Armiiniya oo wado ay maraan looga dhanaaneeyay

Waxa si xawliya ku socota dib u xoreynta gobolka Nagoorno oo Armiiniya oo Ruushku aad u hubeeyay 1993 ay ku barakiciyeen kumanaan Aseeriyiina oo hadda qaxooti ku ah caasuimada Baaku.

Waxa hilfaha loo qaaday difaacii buuraha ee Armiiniyiinta ayadoo dagaalku xawli u socdo laakiin aad loo dabar gooyay ciidanka Armiiniya qaasatan dhinaca cirka. Aserbajaan ayaa taako taako u qaybsanaysa dhulkeeda.

Hoos ka daawo muuqaalkii ugu dambeeyay


Hoos ka daawo firxadka ciidanka Armiiniya iyo sida loo burburiyay goobaha ay difaaca kaga jireen



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.