X

Dab xoogan o ka kacay suuq ku yaala Berbera iyo qasaare jira

Dab aad u xoogan ayaa ka kacay suuq ku yaala Berbera halkaas oo ay ka burburtey hanti aad u farabadan oo ay leeyihiin dad ganacsato ah oo danyara. Dabaylaha xoogan ee xagaaga ayaa sii joojiyay dabka oo kaliya u baahan hawo caawisa. Maamulka magaalada ayaa qayb weyn ka qaatey daminta dabkaas balana qaaday caawinta danyartaas



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.