Dabaylo guryaha saqafka ka tuurey ayaa ku dhiftey Gaalkacyo. Dabaylahan oo aad u xooganaa ayaa yimaadaa xilliyada roobabku soo dhowyihiin ayadoo hadda lagu jiro xilli roobaadka.
Mid kamid ah Biraha ay isticmaalaan Shirkadaha Magaalada ayaa soo dhacday waxaana ku dul dhacday Guri ka agdhawaa taasi oo keentay in Guriga Burburo.
Guryaha xaafadaha qaar iyo taawarada jilicsan ayaa waxyeelo soo gaartey.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS