Dacwad laga gudbiyay Faysal Waraabe oo sheegay in uu dili lahaa wariye Coldoon hadduu isagu noqon lahaa madaxweynaha maamulka Somaliland.
Faysal Waraabe oo Ingiriiska jooga haystana baasaboor ajaaniba ayaa ka faaiideystay xoriyada uu ka helayo baasaboor ajaanibka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS