X

Dad aan la garanayn oo sheegtay naafada 77 oo banaanbax dhigey: SAWIRO

Dad aan la garanayn oo sheegtay naafada 77 ayaa si siyaasadeysan oo ku xumee ah ugu soo baxay madaxtooyada horteeda. Dadkaan ayaan ka mid ahayn ciidanka u qoran dawladda ee naafadda ah ee degan isbitaalka Martiini ayaa markii labaad banaanbax gaaban oo rabshad wata dhigey.


Ciidanka naafada ah ayaa diiwaan gashan laakiin hore u heli jirey wixii lagu tuuro, ayagoo xaq u lahaa in la daryeelo inkastoo ay jiraan boqolaal la mida oo ku baahsan gobolada dalka oo aan helin daryeelka ay u baahan yihiin.

Wasaarada difaaca ayaa sheegtay inayna ogeyn ciidan naafo 77 ah oo aan la daryeelin laakiin ay arkeen dadka sheegtay inay 77 yihiin hadana aan u baahanahay inaan la kala xaqiijiyo.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.