“Odayaasha waa inay u istaagaan xalinta dagaal kasta oo salka ku haaya arrrimo qabiil, iyaga oo keliya baa xal sax ah ka gaari kara.” Ayuu sii raaciyay Dr. C/qaasim.
Dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Guriceel, ayaa sababay saamaynta ugu badan ee sanadkaan, iyadoo Madaxduna ay xalka u doonayn Gobolkaasi Galgaduud
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS