Maanta subaxii hore ayay ahayd markii ciidamada Itoobiya ee ku jira Amisom ay ka shakiyeen dad shacaba una maleeyeen argagixisada shabaab. Dadkan ayaa loo sheegay in ay gaariga ka degaan kadibna sida ay sheegeen weaxay ku soo tureen bambaano taas oo qarxiweyday kadibna rasaas ayay ku fureen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM