Dadka iska lahaa goobta hadda ay ka dhisan tahay madaxyooyada gobolka Awdal oo danguud loogala wareegay laba sano kahor ayaa maanta loo gartey in dhulkii loo balan qaadau la siiyo. Dhulkaas oo lagu sheegay inuu yahay dhul u dhigma kii hore loogala wareegay.
Maxamed Yuusuf
ARAABIBEWS