X

Dad ka soo cararay xasuuqa Sucuudiga iyo dagaalada Yaman oo soo gaaray Berbera+MUUQAAL

Berbera–Qoxooti gaaraya ilaa 174 ayaa markab ku soo gaadhay Berbera iyagoo ka soo cararaya dagaalada iyo xasuuqa Sucuudigu ka wado Yaman. Qoxootigan oo isugu jira Somali iyo Yamani ayaa aad u taag darnaa taas oo muujinaysa xaalada ay ka soo ordeen iyadoo caasimadii labaad ay gebi ahaanba burburtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.