X

Dad kaba la,aan lagaga saaray guryahoodii magaalada Hargeysa oo qayla dhaan dirsaday+MUUQAAL

Hargeysa–Dad shacaba ayaa magaalada Hargeysa la burburiyay guryahoodii kaba la,aana lagaga saaray kadib markii la sheegay in guryahooda wado ku dhacday. Dadkan ayaa ku qayliyay in aan wax digniin la siinin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.