X

Dadka Bay iyo Bakool oo lagu cunsuriyeeyay Somaliland loona sheegay in ay usbuuc kaga baxaan gobolka: ARAG

Dadka Somaliyeed ee ka soo jeeda gobolada Bay iyo Bakool ee degan maamulka Somaliland ayaa maamulkaasi qabyaalad iyo cunsuriyad kula kacay una sheegay in ay muddo usbuuca kaga baxaan Ceerigaabo iyo Hargeysa. Dadkan oo jooga dalkooda degi karana meesha ay jecelyihiin ayaa loo sheegay in gobolka cid gaara leedahay kuna noqdaan Bay iyo Bakool.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.