X

Dadka Burco ku nool oo qaylodhaan ka direy wax ayna dhaqan u lahayn oo ku habsadey

Dadka Burco ku nool oo qaylodhaan ka direy wax ayna dhaqan u lahayn oo u habsadey. Bulshada qaar oo saxaafada la hadley ayaa sheegay in dadka sidii xoolaha geed lagu xiranayo ayna soo bateen dadka sixirka ku shaqaysta.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=DC-bLE8Ddrs[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.