Dadka deegaanka ee Sabawanaag ee hoostagta Lughaya ayaa si faahfaahsan uga waramay sidey wax u dhaceen sheegasyna in ay aargoosan doonaan. Waxa soo baxa warar sheegaya in isla booliiskii weerarkan ka dambeeyay ay badbaadinayaan kuweii falka gaystey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS