X

Dadka degan deegaanada Baki ee Awdal oo gurmad deg dega u baahan iyo ceel nooma qodna cidna nooma maqan

Muuqaalo aad ka naxayso nolosha dadka ku nool deegaanada Baki ee gobolka Awdal ayaad ka arkaysaa in dadkaasi xoolo marhore ka dhamaadeen hadana iyaga naftoodii halis ku jirto ayna ugu daran tahay biyo la’aan. Hooyo ka warantey xaalkeeda ayaad ka murugoonaysaa sida nolosheedu qarka ugu saaran tahay halis.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.