X

Dadka Gaalkacayo oo ka banaanbaxay arin wada haysata: SAWIRO

Dadka Gaalkacayo ayaa ka banaanbaxay arin wada haysata. Banaanbaxan oo magaalada aad looga dareemay ayaa dadku iskood u soo abaabuleen maadaama ay wada saamaysay.


Maalin dhaweyd ayay ahayd markii qaar ka mida ganacsatada ay diiden shilinka Somaliga.

Qaar kamid ah Ganacsatada haweenka ah ayaa hormuud u ahaa dadka dibax dhigayey kuwaasoo muujinayey sida ay uga xunyihiin diidmada shilinka Soomaaliga ah gudaha magaalada Gaalkacyo.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.