X

Dadka ku nool caasimada Turkiga oo looga digey Libaax iyo buti baxsad ah

Dadka ku nool caasimada Turkiga oo looga digey Libaax iyo buti baxsad ah sida ay ku waramayso jariirad ka soo baxda dalkaasi oo la yiraa Habertürk. Jariirada ayaa sheegtay in labada xayawaan ay ka mid ahaan xaywaanada tababaran oo lumay.

Caasimada Turkiga ayaa durugtey kuna dururgtey dhinaca dhirta jiqda ah tas oo keentay in xayawaanada ku nool duurka ay cunto u soo doontaan magaalada waxana ka mida doofaarka duurjooga ah.

Qaybaha magaalada ee la sheegay in Libaaxan iyo Butidan ku lumen ayaa loo sheegay in ay feejignaadaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.