X

Dadka leh 12-ka Abril waa 21-ka Oktoober waa ciyaala suuqiin: Cali Maxamed

Raiisal wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi ayaa ku furtuuray dadjka yiraa 12-ka Abril waa 21-ka Oktoober. Waa ciyaala suuqiin aan ogeyn sida ciidanka qaranka loo aasaasay. Waxaan dhismaha ciidanka uga mahad naqayaa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.




C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.