X

Dadka Muqdisho oo ka qayliyay tabeelooyin maamulka gobolka Banaadir soo dhejiyeen

Dadka Muqdisho ayaa ka qayliyay tabeelooyin maamulka gobolka Banaadir soo dhejiyeen. Tabeelooyinkan ayaa la surey wadooyin mashquula oo ku yaala Muqdisho iyo dadka oo ka qayliyay waxa ku qoran.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=a4bsizqXMlI[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.