X

Dadka reer Gabiley oo daayeer si fiican uga adkaadey iyo cabasho ay direen: guryaha ayuu noogu imanayaa

Dadka deegaan u dhow Gabiley ayaa daayeer ka adkaaday waxayna cabasho xoogan u direen Siilaanyo si uu wax uga qabto dhibaatada jirta. Dadka ayaa sheegay in daayeerkani u soo waydaaranayo guryaha iyadoo la sheegayo in uu dad dhaawac u gaystay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.