Boorama–Dadkii danyarta ahaa ee sida xun loo dulmariyay cagafta hantidooda ayaa dalbaday magdhow. Mar ay la hadleen saxaafada ayay sheegeen in hantidoodii ay ku masruufayeen caruurta hal mar cagaf la mariyay. Dhinaca kale maayerka oo ayaa isna sheegay in dadkaasi loo digey. Waxase foolxumada dhacday ahayd in cagaf loola yimaado hadana aan meelna la gayn.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM