X

Dadku haday gadoodaan walaa ciidan iyo walaa kaare ayaan shaqaynayn: xildhibaan cambaareyay ciidanka la geeyay Quljeed+MUUQAAL

Hargeysa 13 Dec 2014–Xildhibaan C/qaadir Tukaale oo ka soo jeeda Awdal ayaa cambaareeyay ciidanka Siilaanyo geeyay Quljeed sheegayna dad haduu gadoodo in aan la helayn ciidan joojiya. Wuxuu kale oo uu sheegay in Siilaanyo uu kala baxo ciidankiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABI.NET

admin:

This website uses cookies.