Dilla–Dadweynaha ku nool degmada Dilla ee gobolka Awdal ayaa ka cabanaya biyo la,aan xoogleh oo haysata. Dilla ayaa waligeed ahayd biyo la,aan taas oo ka dhigtey degmada in ay aad uga hadho degmooyinka kale ee biyuhu ka jiraan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS